Ladnaan Podcast podcast artwork

Ladnaan Podcast

by Fatumo & Sagal · EN · Kids & Family, Parenting

Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series is for you. Get engaged with fruitful and practical tips that you can apply on your daily...

76episodes
2020first episode
Monthlynew episodes
36 mintypical episode

Latest episodes

  1. #76: Sideen u xoojinaa shaqsiyada caruurteena?

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waa maxay xirfadaha nolosha ee loo yaqaan “soft skills”, maxayse muhiim ugu yihiin carruurta? Qaybtan Ladnaan...

    44 min
  2. #75: Sanadguuradii 6-aad ee Ladnaan Podcast - Maxaa nagu soo kordhay?

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waa sanadguuradii 6-aad ee Ladnaan Podcast. Ilaaheey baa mahadleh, ismana leheen ilaa intaan baad wadi...

    23 min
  3. #73: Sidee loo yeeshaa wadahadal mire leh markuu khilaaf yimaado

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena waxaan ka hadleeynaa Sideey waalidka iyo ilmihiisa u yeelan lahaayeeen wadahadal mire leh markuu...

    28 min
  4. # 72: Ramadankan waa maxay qorshahaaga caqli gal ah oo kobcineysa Ladnaanta qoyska

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadaan waxaan ka hadleynaa sideen Ramadan ka ugu diyaar garoownaa anagoo kor u qaadeyna xiriirka Ilaaheey,...

    30 min
  5. #71: Dowrka aabaha ee qurbaha ku nool - wareysi Abdikeyf (Madaxa SOCOPA)

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeenaan waxaan wareeysanay Abdikeyf oo ah aasaasaha iyo madaxa ururka SOCOPA ee ku yaal magaalada...

    50 min
  6. # 70: Doorka aabaha iyo barbaarinta caruurta - Wareeysi Dr. Abdirashid

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadaan waxaan wareeysanay Dr. Abdirashid oo ah dhaqtar, aadna u xiiseeya arimaha bulshada iyo barbaarinta...

    58 min
  7. # 69: Part 2 - Kor u qaad caafimaadkaaga iyo caafimaadka qoyskaaga

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waa xalqadii labaad ee Live webinar ka aan soo jeedinay. Iyadoo aan kaga hadleynaa qeybtaan, hurdada iyo...

    45 min
  8. # 68: Part 1 - Kor uqaad caafimaadkaaga iyo caafimaadkaaga qoyska

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Kusoo dhawaada xalaqadeenaan oo usoo jeedinay iyadoo Live Webinar ah. Waxaana kaga hadleynaa sida aad kor ugu...

    33 min
  9. #67: Xiriirka waalidka iyo dhalinyarada - war salaadu halkeey iska qaban la'dahay

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadii hore waxaan ka hadalnay xiriirka lamaanaha, xalqadaana waxaan ka hadleynaa xiriirka waalidka iyo...

    1 h 7 min
  10. # 66: Xiriirka lamaanaha iyo ladnaanta qoyska

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadaan waxaan usoo deynay Live. Iyadoo aan kaga hadalnay Aasaaska xiriirka lamaanaha, xalinta khilaafaadka,...

    1 h 2 min
  11. # 65: Sidee buu coach kaaga caawin karaa hab nololeedka waalidnimadaada iyo caafimaadka

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan xalqadeena kaga hadleynaa riyooyinkeena qaar ka mid ah oo aan rumeynay. Waxaan muddo sameeyneynay...

    35 min
  12. # 64: Hadafkeena bisha Ramadaan

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena waxaan ka hadleynaa sida aan ku qaabileyno bisha Ramadaan. Waxaan isweeydiinay sedex su'aalo oo aad...

    28 min
  13. # 63: Siduu noo ahaa sanadkii tagay, sideena ugu diyaargaroownay sanadkan bilowday?

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Dhamaan dhageystayaasheena waan idin salaameynaa. Ilaaheyna waxaan ka baryeynaa inuu nooga dhigo sanad...

    36 min
  14. # 62: Sideed u xoojineysa da’yarta autism/ADHD ga leh kalsoonidooda

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena waxaan kaga hadalnay sida waalidka uu ilmihiisa u xoojin lahaa kalsoonidiisa iyo siduu isku dabiri...

    32 min
  15. # 61: Sideey u caawiyaan Occupational therapist iyo Speach therapist caruurta autism ka leh

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeenaan waxaan kusoo koobeynaa wareysi aan la yeelanay Muna Abukar oo ah occupational therapist (OT) iyo...

    26 min
  16. # 60: Muxuu kaaga baahan yahay ilmaha autism-ka iyo ADHD-ga leh

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena waxaan kaga hadalnay sida loo daboolayo baahida shucuureed iyo bulshadeed oo ay leeyihiin caruurta...

    42 min
  17. # 59: Wareeysi aan la yeelanay Zeynab - Autism center in Garowe

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan xalqadaan idinku haynaa wareeysi xiiso leh. Waxaan wareeysanay Zeynab oo ah cilmi nafsi ka shaqeeysa...

    36 min
  18. #58: Xaaladaha/dabeecadaha autism ama neurodiverse

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Fasaxeena kuleelaha kadib waxaan idiin soo gudbineynaa taxano ku saabsan xaaladaha ama dabeecadaha...

    31 min
  19. #57:LIVE PODCAST - Xoojinta isku xirnaanta qoyska

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadaan waa Live Podcast oo aan la sameeynay waalidiinta Borlänge, Sweden. Xalqadaan waxaan kaga hadalnay...

    1 h 13 min
  20. #56: Koriinka caruurta aan caadiga ahayn - Wareeysi Sadia Abubakar I.

    Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan maanta idiin haynaa xalqad xiiso leh oo aan ku wareeysanay Sadia Abubakar Ibrahim oo ah clinical...

    35 min

Showing the latest 20 of 76. Every episode is in the API: GET /v1/podcasts/pod_4p8jss166jafprk55gcheymzrp/episodes

More kids & family podcasts →