Heemaal News Network podcast artwork

Heemaal News Network

EN

Wararkii u danbeeyey ee Soomaliya iyo Caalamka- War La Hubbo Oo Sal Iyo Raad Leh

1,018episodes
2026first episode
Severalepisodes a week

Latest episodes

  1. Madaxweynaha Iran:-“Waxaan Jeclaa In aan ku Dhinto Dagaalkii Maraykanka Ee 12-ka Maalmood.”!!

    Madaxweynaha Iran, Masoud Pezeshkian, ayaa hadal xasaasi ah ku sheegay inuu jeclaan lahaa in lagu dilo dagaalkii 12-ka maalmood socday, si uu…

  2. Shiinaha Qaaday Tallaabo Taariikhi ah Markii Hawada sare u diray Cirbixiyeen Pakistan ah

    Shiinaha ayaa qaaday tallaabo taariikhi ah markii shalay uu hawada sare u diray cirbixiyeen u dhashay Pakistan oo lagu magacaabo Muhammad Zeeshan…

  3. Luuqad Cusub oo Lagu soo Kordhiyay Fadhiyada Baarlamaanka Somaliya.

    Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulamadiisa rasmiga ah ku soo kordhiyay adeegga turjumaadda luqadda dhagoolayaasha, si dadka...

  4. Ciidamo Beeleed Badan Oo Gudaha u Galay Baladweyne kuna Biiray Kuwa Ugaaska
  5. Senater Abdul El-Sayed Oo soo Jeediyay In Barnaamijka Caafimaadka loo Bixiyo Trumpcare,

    Abdul El-Sayed ayaa cashar siyaasadeed bixiyay kaddib markii uu soo jeediyay in barnaamijka daryeelka caafimaadka guud loo bixiyo Trumpcare, maadaama uu...

  6. Dagaallo culus Oo ilaa saaka ka Socda Jiida Badme Ee Itoobiya.

    Ciidamada milatariga Itoobiya iyo kuwa Tigray oo taageero ka helaya ciidamada Eritrea ayaa ku dagaallamaya jiida Badme. Dagaallada ayaa ka socda inta…

  7. Wasiirrada Cusub ee Galmudug oo Cod Aqlabiyad leh lagu Ansixiyay, Lana Dhaariyay.
  8. Hay’adda Duulista Somaliya oo Amartay in la Xiro Xarunta Tababarka Duulista ee Garoonka Muqdisho

    Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa soo saartay amar lagu xirayo Dugsiga Tababarka Duulista (Aviation Academy) ee ku yaalla gudaha garoonka...

  9. Dowladd Suudaan oo Diiday Dalab Wada-hadal Oo Uga yimid Itoobiya.

    “Trump ayaa ka Hortagay inuu Qarxo dagaalkii Saddexaad ee Adduunka.”Madaxweynaha Belarus. Dowladda Suudaan ayaa diiday soo jeedinta Ra’iisul Wasaaraha...

  10. “Trump ayaa ka Hortagay inuu Qarxo dagaalkii Saddexaad ee Adduunka.”Madaxweynaha Belarus.

    Madaxweynaha Belarus, Alexander Lukashenko ayaa waraysi maanta la sii daayay ku amaanay madaxwaynr Trumump waxuuna sheegay; “Trump ayaa ka hortagay inuu qarxo…

  11. Khasaare ka Dhashay Weerar ay Xuutiyiinta la Beegsadeen Dabaqa ugu Dheer Sacuudiga

    Saraakiisha Sacuudiga ayaa sheegay in 11 qof ay ku dhaawacmeen weerar ay Xuutiyiintu ku qaadeen dhismaha ugu dheer magaalada Riyaad. Tani waa…

  12. Sanaag:-“Ma Aqbalayno in Shirkado Shiine ah ay Dahab ka Gurtaan Dhulkeenna..”
  13. Dawlada Federaalka Oo Caawa Meelmarisey Xeerka Doorashoyinka & Xisbiyada

    Xukuumadda Federaalka ayaa caawa meelmarisey Xeerka Doorashooyinka & Xisbiyada oo jidaynaya doorasho toos ah oo ah hannaan liis-xidhan ah; taas oo xulashada…

  14. Maxaa Kala Qabsaday Wsiirka Reer Sool Iyo Xil.Amiin Ee Dood Kulul Dhex-martay.?
  15. Dowladda Itoobiya Oo Wada-hadal Nabadeed Ugu Yeedhay Dhinacyada ku Dagalamaya Sudan

    Dowladda Itoobiya ayaa ku baaqday in wada-hadal nabadeed ay isugu yimaadaan dhammaan dhinacyada kala duwan ee dalka Suudaan, iyadoo Itoobiya ay garwadeen…

  16. Israa’iil Oo Lagu Eedeeyay Inay ku Dhex-milantay Dagaalka Suudaan.

    Sarreeye Guud Cammaar Maxamed Zayn Rabiic, oo maalmo ka hor ka goostay ciidamada RSF ee Suudaan kuna biiray ciidanka dawladda, ayaa soo…

  17. Faarax Macalin Oo si Adag Uga Hadlay Cadaawada Imaraatka Iyo RW Abay u Hayaan Somalida
  18. Dawladda Taiwan Oo Safiir Cusub u soo Magacowdey Somaliland.

    Dawladda Taiwan ayaa safiir cusub u soo magacowdey Somaliland, halka safiirkii hore, Chenhwa Lou , oo dib ugu laaban doono dalkiisa Taiwan.…

  19. Iran Oo Qorshaynaysa Inay Dib u Billowdo Dhoofinta Shidaalka Xili ay jirto Go’doominta Maraykanka

    Iran waxay ka fiirsaneysaa inay dib u billowdo dhoofinta shidaalka iyadoo ay jirto go’doominta ciidamada badda ee Mareykanka, sida ay werisay wakaaladda…

  20. Dowlada Federaalka Oo Sheegtay In Xaalad Amni loo Xidhay Garoonka Diyaaraha ee Beledweyne

    Dowladda Federaalka ayaa Xidhay Garoonka Diyaaraha ee Beledweyne, iyada oo sheegtey in ay ka jirto xiisad amni. Dadka Beledweyne ayaa ku jira…

Showing the latest 20 of 1,018. Every episode is in the API: GET /v1/podcasts/pod_3j8ad03kkxby0aq5h7nqfefxwk/episodes