Codka Ubax podcast artwork

Codka Ubax

by Ismaaciil C Ubax · SO · Arts, Society & Culture

Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah.

129episodes
2019first episode
Weeklynew episodes
20 of 20recent transcripts

Latest episodes

  1. SE13EP06 Afka Hooyo

    Send us Fan Mail Macallin, abwaan, af-aqoon, Maxamed Caddaani ayaannu kala sheekaysannay afka hooyo iyo aqoonta guud ee afafka. Dhegaysi wacan! Support the show

    48 minTranscript
  2. SE13EP05 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 4-aad

    Send us Fan Mail Waa qaybtii 4-aad, uguna dambaysay, ee taxanaha buugga "Saynabeey Salaamaad", dhegaysi wacan! Haddii aad u baahato buugga oo daabacab, kala...

    35 minTranscript
  3. SE13EP04 Fanka & Suugaanta: Naciima X. Maxamed

    Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Doorkan waxa marti ku ah Naciima X. Maxamed. Dhegaysi wacan! Support the show

    29 minTranscript
  4. SE13EP03 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 3-aad

    Send us Fan Mail Waa qaybtii 3-aad ee taxanaha buugga "Saynabeey Salaamaad", dhegaysi wacan! Haddii aad u baahato buugga oo daabacab, kala...

    26 minTranscript
  5. SE13EP02 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 2-aad

    Send us Fan Mail Buugga Saynabeey Salaamaad waxa uu ku saabsan yahay sheeko dhab ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho, sannadkii 1991-kii. Dhegaysi...

    36 minTranscript
  6. SE13EP01 Saynabeey Salaamaad, Qaybtii 1-aad.

    Send us Fan Mail Buugga Saynabeey Salaamaad waxa uu ku saabsan yahay sheeko dhab ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho, sannadkii 1991-kii. Dhegaysi...

    26 minTranscript
  7. SE12EP09 Cali Dhaanto

    Send us Fan Mail Cali Dhaanto oo ku sugan magaalada Hargeysa ayaannu kala sheekaysannay mawduucyo kala duwan. Dhegaysi wacan! Support the show

    44 minTranscript
  8. SE12EP08 Faraska Madow

    Send us Fan Mail Faraska Madow waa qof ka ballaadhan inta uu soo bandhigo. Halkan ayaad kaga bogan doontaa wax kasta oo shakhsiyaddiisa qaabeeyay. Dhegaysi...

    1 h 44 minTranscript
  9. SE12EP07 Waa Layga Guursaday 15

    Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii WLG qaybtii 15-aad. Dhegaysi wacan! Support the show

    19 minTranscript
  10. SE12EP06 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 4-aad

    Send us Fan Mail Waa qaybtii 4-aad ee buugga "Gaax". Dhegaysi wacan! Support the show

    34 minTranscript
  11. SE12EP05 Jilayaasha Filinka "Loollan"

    Send us Fan Mail Saalim iyo Edna waa labada jile ee taxanaha "Loollan". Filin aad loo jecel yahay ayay hoggaaminayeen. Dhegaysi wacan! Support the show

    34 minTranscript
  12. SE12EP04 Hargeysa Ilaa Hollywood

    Send us Fan Mail Omer Farah waxa uu horumar la taaban karo ka gaadhay filinsamaynta casriga ah iyo tebinta sheekada. Daawasho wacan! Support the show

    1 h 6 minTranscript
  13. SE12EP03 Wacyigelinta Autism-ka

    Send us Fan Mail Fahanka laga haysto xaaladda autismk-ka aad ayuu u yar yahay. Barnaamijkani waa wacyigelin guud. Support the show

    1 h 42 minTranscript
  14. SE12EP02 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aad

    Send us Fan Mail Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aad Support the show

    33 minTranscript
  15. SE12EP01 Waa Layga Guursaday 14

    Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee Waa Layga Guursaday, qaybtii 14-aad. Dhegaysi wacan! Support the show

    16 minTranscript
  16. SE11EP06 Buug Codaysan: Gaax 2

    Send us Fan Mail Gaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 2-aad. Dhegaysi wacan! Support the show

    38 minTranscript
  17. SE11EP05 Buug Codaysan: Gaax 1

    Send us Fan Mail Gaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 1-aad. Dhegaysi wacan! Support the show

    37 minTranscript
  18. SE05EP06 Bani'aadannimo Maxay Tahay?

    Send us Fan Mail Dr. Ciise Cabdi Jaamac waxa uu ka mid yahay dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn. Waxa uu daweeyaa dad ku nool dhulal aad u fog oo ay ka jirto...

    42 minTranscript
  19. SE11EP04 Sirta Maanka

    Send us Fan Mail Cabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac...

    37 minTranscript
  20. SE11EP03 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed"

    Send us Fan Mail Waa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". Dhegaysi wacan! Support the show

    30 minTranscript

Showing the latest 20 of 129. Every episode is in the API: GET /v1/podcasts/pod_5kjh5s8yhwa81re5q834br407z/episodes

More arts podcasts →